Quantcast
Channel: RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia » Keydka Sawirada
Viewing all articles
Browse latest Browse all 361

Munaasabad lagu Xusayo 1-da Luuliyo oo lagu qabtay Gobalka Minnesota “Sawiro”

$
0
0

Munaasabad lagu Xusayey 1-da Luuliyo oo ah markii ay israaceen Gobolada Waqooyi iyo kuwa Koofureed ee Dalkeena Soomaaliya islamarkaana Gobolada Koofureed ay ka Xoroobeen Guumeeystihii Talyaaniga ayaa lagu qabtay Wadanka Mareykanka.gaar ahaan Magaalada Minnesota.

Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Jaaliyada Soomaalida ee Magaaladaasi ku nool intooda badan iyo sidoo kale Dad Ajaanib ah,waxaana loo xiray intii ay socotay Munaasabadda Wadada hor marta Suuqa ay Soomaalidu ku badan tahay ee loo yaqaano Karmel.

Inkastoo aan la gaarin 1-da Luuliyo ayaa Sababta loo soo hor mariyay Xuskeeda waxaa ay aheyd Bisha Ramadaan oo nagu soo fool leh,iyadoo ay halkaa ka hadleen inta badan Dadkii ka soo qeyb galay Munaasabadda.

Halkaan Hoose ka Daawo sawirada Munaasabadda

 

11427666_10205859678184004_3081081550252889416_n11425078_10205859519500037_3987778600629473896_n 11406840_10205859678904022_8527208168031938508_n 11401417_10205859522580114_1564288270833838358_n11401041_10205859522060101_3086956400768219987_n11400966_10205859521660091_7446154339644570108_n 11217581_10205859520980074_3663774783533617179_n11140262_10205859522260106_8357398344241784431_n11137128_10205859678344008_4332571574112070910_n11110965_10205859678624015_5489852765270578132_n 10171086_10205859520580064_6874932608743002754_n 1509187_10205859520780069_7430406402717877185_n22812_10205859521220080_5778992320506337438_n

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 361