M/weyne Gaas oo booqday Qaxootiga Yemen ka soo Cararay”Sawiro”
Boosaaso–KNN–Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Magaalada Boosaaso ku Booqday Maanta Qaxootiga Soomaaliyeed ee ka soo Cararay Dalka Yemen,waxaana uu Caalamka ka Codsaday in...
View ArticleTaliska Milatariga oo soo bandhigay Rag ay ku Eedeeyeen Shabaab”Sawiro”
Muqdisho–KNN–11-ka nin ee lagu soo bandhigay xarunta Taliska ciidanka 12-ka April ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ah kuwa ay ciidamada xoogga ka soo qabteen inta u dhexeysa Janaale iyo Degmada...
View ArticleShiirkii Golaha Wasiirada oo maanta looga hadlay arrimaha Qaxootiga iyo...
Muqdisho, 27, May, 2015…**..Shirkii Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa, waxana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka mudane...
View ArticleM/weyne Xasan oo gaaray Dalka Nageria”Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ee uu ka mid yahay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda iyo dhiira-gelinta maalgashiga ayaa...
View ArticleErgada shirweynaha Cadaado oo Maanta Kulankii 1-aad yeeshay “Sawirro”
Kulanka 1-aad ee Ergada maamul u sameynta Mudug iyo Galgaduud oo maanta si rasmi ah uga furmay hoolka shirarka ee madaxtooyada Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa Ergada loogu qeybiyay qorshayaasha horyaala,...
View ArticleDagaalamaha ugu faca weyn ee Daacish ku jira”Sawiro”
Kooxda Daacish ayaa soo bandhigtay muuqaal iyo sawiro laga qaaday ruux sheeganaya inuu u dhashay dalka Shiinaha kaasoo loo aqoonsaday inuu ka mid yahay dagaalamayaasha ugu faca weyn ee Daacish ka...
View ArticleM/weynaha & Ra’iisul Wasaaraha oo la Kulmay Wafdi Mareykan ah”Sawiro”
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Danjire Tina Kaidanow oo ah Xiriiriyaha Hawlgallada la Dagaallanka Argagixisada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda...
View ArticleGuddoomiyaasha Baarlamaannada Soomaaliya Iyo Uganda Oo Kampala Ku Kulmay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa kulan ku aadan xoojinta iskaashiga iyo wada shaqeynta Baarlamaannada Soomaaliya iyo Uganda...
View ArticleMadaxweynaha oo Muqdisho kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Imaaraadka...
Muqdisho, 7 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabiley Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Isutagga Imaaraadka Carabta Sheikh Abdullah bin Zayed...
View ArticleBanaanbax lagu diidan yahay Go’aankii Baarlamaanka oo Kismaayo ka dhacay”Sawiro”
Kismaayo–KNN–Waxaa Magaalada Kismaayo lagu soo gaba gabeeyay Banaanbax looga soo horjeeday Go’aankii Baarlamaanka Federaalka uu ku kala diray Golaha Wakiilada Maamulka Jubbaland,waxaana Banaanbaxasi ka...
View ArticleIdaacadda Kulmiye oo Abaal marin la Gudoonsiiyay”Sawiro”
Muqdisho–KNN–Qaar kamid ah wariyayaasha Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka ayaa Abaal marin isugu jirta bilad iyo qalab warbaahineed gudoon siiyay Idaacada kulmiye ee Magaalada Muqdisho....
View ArticleKenya oo soo bandhigtay Meydadka Dagaalyahano ka tirsan Shabaab”Sawiro”
Dagaalamayaal si aad ah u hubaysan oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa weerar xoogan ku qaaday saacidihii ugu horeeyay maanta oo Axad ah saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada Kenya oo ku yaala degaanka...
View ArticleMunaasabad lagu Xusayo 1-da Luuliyo oo lagu qabtay Gobalka Minnesota “Sawiro”
Munaasabad lagu Xusayey 1-da Luuliyo oo ah markii ay israaceen Gobolada Waqooyi iyo kuwa Koofureed ee Dalkeena Soomaaliya islamarkaana Gobolada Koofureed ay ka Xoroobeen Guumeeystihii Talyaaniga ayaa...
View ArticleXaduuda Maamulka Gobolada Dhexe oo noqoneeysa Gobolka Nugaal”Sawiro”
Cadaado–KNN– Ergada Shirka Maamul u sameeynta Gobolada Dhexe ee Dalka Soomaaliya oo Maanta Ansixiyay Dastuurka Cusub ee uu yeeshay Maamulka loo sameenayo ee Galmudug ayaa sidoo kale Ansixiyay in...
View ArticleMadaxweynaha‘’Dib u dhiska dalka inaga ayaa na laga rabaa, waxaana shacabaka...
Muqdisho, 20 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jarey Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Muqdisho (Ex Ufficio...
View ArticleMeydadka Ragii Weeraray Iskuul Shibis oo la soo bandhigay”Sawiro”
Raga Weerarka ku qaaday xaruntaasi ayaa gaarayay sadax nin, waxaanaamid kamid ah uu isku qarxiyay gaari Noah ah oo laga soo buuxiyay Waxyaabaha qarxa halka labada kalana ay Ciidamada Toogteen kadib...
View ArticleXildhibaan Mustaf Dhuxulow oo Maanta Deeq Gaarsiiyey isbitaalka Guud ee...
(Cadaado) Xildhibaan Mustaf Dhuxuloow ayaa Maanta Booqday Isbitaalka guud ee Degamada Cadaado halkaa oo uu kor meer kusameeyey Bukaanada halkaa jiifa isaga oo sidoo gaarsiiyey deeq uu uga talagalay...
View Article