Quantcast
Channel: RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia » Keydka Sawirada
Browsing all 361 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Si Rasmi Ah Cadaado Uga Furay Kalfdhiga...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa magaalada Cadaado uga qeybgalay Munaasabad lagu dhaarinayey Xildhibaannada Baarlamaanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabad lagu xusayay Xuska 55aad ee Maalmaha Xorriyada oo lagu qabtay...

Munaasabad ballaaran oo loogu dabaaldegayay Sanadguurada 55 aad ee ka soo wareegatay Maalmaha Xorriyadda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee 26.ka june iyo 1da Luulyo ayaa lagu qabtay Magaalada Tromso ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Muqdisho oo laga Xusay 1-da Luuliyo

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha afur iyo casho sharaf u sameeyay goleyaasha Qaranka iyo...

Muqdisho, July 1, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud xaflad afur iyo sharaf ah oo lagu maamuusayo munaasabadda 1-da Luulyo ugu sameeyay xarunta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RW ku xigeenka oo maanta kormeeray qaar ka mid ah Wasaaradaha dowladda”SAWIRO”

Muqdisho, 04, July, 2015….Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa booqashooyin ku soo kala bixiyey Wasaaradaha Arrimaha Dibadda, Qorshaynta,...

View Article


Japan oo soo saaray dhar qaboojiyaal ay ku xiran yihiin”SAWIRO”

Dalka Japan ayaa soo saaray Jaakado loogu talo galay in la isticmalo xiliyada kuleelka kuwaasi oo gudaha ku leh qaboojiyaal.    

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kenya oo soo bandhigtay Wajiyada iyo Magacyo rag ka tirsan Al-shabaab”Sawiro”

Xukuumada dalka Kenya ayaa soo bandhigtay magacyada iyo waji ka tirsan dhaq dhaqaaqa Al-shabaab oo iyagu damacsan in ay dhiig badan ku daadiyaan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Xukuumada waxa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiru...

Muqdisho,July 07 , 2015 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka SoomaaliyaH.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Wasiiru...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Idaacada Kulmiye oo manta mar kale qabatay Barnaamij kor loogu qadayey...

Iyadoo sanadihii la soo dhaafay ay Jireen dad  badan oo somaaliyeed oo dhumiyay dhaqankii subanaa ee lagu yaqanay soomaaliada ayaa  waxaa manta munasabadaan taa soo u jeed keedu ahaa sidii loo soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Idaacadda Kulmiye oo mar kale qabatay Barnaamij looga hadlayay horumarinta...

Idacadda Kulmiye ayaa mudooyinkaan ku howlaneed qabashada Barnaamijyo kala duwan oo sare loogu qaadayo Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa hadana maanta waxa ay Idacadda qabatay Barnaamij kale oo dhaqanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nafisa C/qaadir oo 18-sano ku xanuunsaneysa magaalada Muqdisho”SAWIRRO”

Nafiso C/qaadir Axmad waa gabar Soomaaliyeed oo 18 sano jir ah marka aad aragto muuqaalkeeda iyo da’da ay jirto aad ayey u kala fogyihiin oo waxaa yar muqaalkeeda. Mudo ku dhaw toban sano ayeey ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha oo ka qeybgalaya Shirweynihii 3aad ee Caalamiga ee dhinaca...

Addis Ababa, 12 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta gaarey magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nafisa C/qaadir oo 18-sano ku xanuunsaneysa magaalada Muqdisho”SAWIRRO”

Nafiso C/qaadir Axmad waa gabar Soomaaliyeed oo 18 sano jir ah marka aad aragto muuqaalkeeda iyo da’da ay jirto aad ayey u kala fogyihiin oo waxaa yar muqaalkeeda. Mudo ku dhaw toban sano ayeey ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir ku Xigeenka Maaliyada”Maanta laga bilaabo shaqaalaha dowladda...

Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS Maxamud Xayir Ibraahim iyo Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Axmed Yuusuf Muumin (Siraaji) ayaa booqday Bangiga Dhexe  oo maanta ay ka socotay bixinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha oo la kulmey Ra’iisul Wasaaraha Sweden iyo Madaxa Iskaashiga...

Addis Ababa, 14 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Addis Ababa kulan kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Sweden, Kjell Stefan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha oo dalka dib ugu soo laabtey, markii uu Addis Ababa shir caalami...

Muqdisho, 15 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu ka soo qeybgaley u shirkii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xasan Sheikh “Taageerada Boqortooyada UK waxay muhiim u tahay dib u soo...

Muqdisho, 20 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga, Danjiraha cusub ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha: ‘’Dib u soo nooleynta Akademiyadda Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta...

Muqdisho, 21 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dhagax dhigay xaruntii Akademiyadda Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta oo ku burburtay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arday ka Qalin jabisay Jaamacada Soomaaliya oo Muqdisho xaflad loogu...

Muqdisho–KNN– Munaasabad si heer sare ah loo soo Agaasimay oo  loo qabtay Arday ka qalin Jabisay   Jaamacada Soomaaliya ayaa ka dhacday Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Xafladda Qalin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Idaacada Kulmiye oo Deeq iskugu jirta Dhar iyo Cunto ku Wareejisay Guddiga...

Muqdisho–KNN–Maamulka Idaacadda Kulmiye ayaa maanta guddiga gurmadka Qaxootiga Yemen kasoo cararaya ku wareegiyay deeq ay iska soo ururiyeen dadka Idaacadda dhagaysta iyo shaqaalaha idaacadda. Deeqdaan...

View Article
Browsing all 361 articles
Browse latest View live