Radio Kulmiye oo noqotay kan loogu dhageysiga badan yahay Warbaahinta Madaxa...
Muqdisho–KNN–Hay’ada Cilmi barista Caalamiga ah ee IPSOS LIMITED ayaa maanta waxa ay soo bandhigtay Daraasaad ay ku sameesay qaabka loo dhageesto warbahinadda ka Howlgala Soomaliya ayaa waxa ay...
View Article54 Arday oo ka qalin Jabisay Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sarre ee Tayo”Sawiro”
Muqdisho–KNN– Dufcadi Koowaad oo gaareysa 54 Ruux ayaa ka qalin jabisay Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Tayo,kaas oo ku yaala Magaalada Muqdisho. Munaasabada ay ku qalin Jabiyeen Ardayda ayaa waxaa ka...
View ArticleRadio Kulmiye oo noqoday kan loogu dhageysiga badan yahay Warbaahinta Madaxa...
Hay’ada Cilmi barista Caalamiga ah ee IPSOS LIMITED ayaa maanta waxa ay soo bandhigtay Daraasaad ay ku sameesay qaabka loo dhageesto warbahinadda ka Howlgala Soomaliya ayaa waxa ay Idacadda Kulmiye...
View ArticleMadaxweyne Obama oo gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya”SAWIRO”
Waxaa garoonka diyaaradaha ee Joma Kenyatta Air Port ee magaalada Nairobi, ka dagay diyaaradii siday Madaxweynaha Dalka Mareykanka Obama iyo Wafdi ballaaran oo uu hogaaminaayay. Madaxweynaha iyo...
View ArticleRadio Kulmiye oo Abaalmarisay Ardaydii Kaalimaha Hore ka galay Tartankii...
Muqdisho–KNN–Munaasabad Abaalmarin lagu guddoonsiinayay Iskuuladii Kaalimaha Wanaagsan ka galay Tartan Aqooneedkii Dugsiyada Sare ee Gobolka Banaadir oo ay qabatay Bishii Ramadaan Idaacada Kulmiye ayaa...
View ArticleCasharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka Radio Kulmiye oo loo qabtay Xaflad lagu...
Muqdisho–KNN–Munaasabad si heer sare ah loo soo Agaasimay laguna Khatimayay Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ee Radio Kulmiye ka socday Afartii Sano ee la soo dhaafay ayaa maanta waxaa lagu...
View ArticleIdaacada Kulmiye oo soo gaba gabeeysay Barnaamiyo looga hadlayay Dib u soo...
Muqdisho–KNN--Ummad waliba oo saran dunida guud keeda waxa ay leedaha dhaqan u gaar ah oo ay kaga duwan tahay ummadaha kale ee la nool islamarkaan ay ku faanto . Hadaba dhaqanka dalkena Soomaliya waa...
View ArticleGolaha Cusub ee Wasiirada Galmudug oo la dhaariyay”Sawiro”
Cadaado–KNN–Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Golaha Wasiirada Galmudug oo Habeenkii Sabtida soo...
View ArticleSheekh Nuur Baaruud oo ku baaqay in la Caawiyo Gabar yar oo u baahan...
Maryama Cusmaan Afrika oo ah 8 sano jir agoon ah lana nool hooyadeed Nimco Tifow ayaa in mudda ah ku xanuuneysay Xaafadda Waabari ee magaalada Muqdisho, iyadoona xanuunka haaya Maryama Yariiseey la...
View ArticleGabdho Ganacsato ah oo sheegay in Guri ay leeyihiin uu Xoog ku haysto Sargaal...
Muqdisho–KNN– Duniyo Maxamed Faarax iyo Haweeyo Xirsi Faarax oo ah Gabdho Ganacsato Soomaaliyeed ah ayaa sheegay in Si Xoog ah Guri ay gateen oo ku yaalla Degmada Cabdi Casiis ee Gobolka Banaadir gaar...
View ArticleCiidamada Jabuuti oo la wareegay ammaanka degmada Jalalaqsi”Sawiro”
Jalalaqsi–KNN–Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howl galka AMISOM ayaa si buuxda ula wareegay ammaanka degmada Jalalaqsi, kadib markii ay bedeleen Ciidamadii Burundi ee horay halkaas u joogay. Ciidamo...
View ArticleMadaxweynaha oo si rasmi ah furay shirka wadatashiga aayaha dalka “Sawirro”
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay shirweynaha looga tashanayo arrimha Hiigsiga 2016-ka oo ay ka qeyb galeen Madaxda Maamul Goboledyada...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo Shacabka ka dalbaday in ay Isfaciyaan”Sawiro”
Muqdisho–KNN–Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Saaka Salaada Ciida kula tukaday Boqolaal Shacab ah Masjidka Isbahaysiga Islaamka ayaa Ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan...
View ArticleWiil Somali-Maraykan ah oo sheegay in uu yahay musharax Madaxweynaha Maraykanka
Yusuf dayur oo ah wiil 12 jir ah oo Somali-Maraykan ah ayaa sheegay in uu doonayo in uu ka noqdo Madaxweyne dalka Maraykanka isagoo u jawaabayay siyaasiga Ben Carson oo sheegay in qof Muslim ah inuusan...
View ArticleTirada dadka ku geeriyootay Makka oo kor u dhaaftay 700 “Sawiro”
Tirada dadka waxyeeladu ka soo gaartay isbuurasho ka dhacday magaalada Makka ayaa marba marka ka sii dambeysa sii kordheysa waxana wararkii ugu dambeeyay ay sheegayaan in ay tirada dhimasha ay kor u...
View ArticleMadaxweynaha oo Kormeeray Xeebta Liido oo Xalay la Weeraray”Sawiro”
Muqdisho–KNN--Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay weheliyaan Mas’uuliyiin ka tirsan Labada Gole ee Dowladda iyo Saraakiisha Ciidamada ayaa Galabta Kormeer ku tagay Xeebta Liido...
View ArticleLocal clan in El Adde might have betrayed KDF
The board of inquiry formed to probe what really happened during the attack on the Kenya Defence Forces (KDF) camp in El Adde, has started its work amid claims of betrayal. Preliminary findings showed...
View ArticleKulamo lagu Wacyi-galinayo Bulshada oo Degmada Xamar-weyne lagu qabtay”Sawiro”
Kulankaan oo ahaa mid wacyigalineed ayaa waxaa ka qeybgalay qaar ka mid ah Bulshada Dagmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir, ku waasoo ka faa,ideystay Riwaayadaha iyo Heesaha wacyigalinta ahaa ee ay soo...
View ArticleKulamo lagu Wacyi-galinayo Bulshada oo Degmada Xamar-weyne lagu qabtay”Sawiro”
Muqdisho–KNN–Kulankaan oo ahaa mid wacyigalineed ayaa waxaa ka qeybgalay qaar ka mid ah Bulshada Dagmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir, ku waasoo ka faa,ideystay Riwaayadaha iyo Heesaha wacyigalinta...
View Article