Muqdisho–KNN– Munaasabad si heer sare ah loo soo Agaasimay oo loo qabtay Arday ka qalin Jabisay Jaamacada Soomaaliya ayaa ka dhacday Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Xafladda Qalin Jabinta Fasalka Pd,12C Kuliyada Maamulka iyo Maareeynta Ee Jaamacada Soomaaliya ayaa lagu qabtay Muqdisho,waxaana halkaa Shahaaddo Sharaf lagu gudoonsiiyay Kaabe Galaaska Fasalka iyo Madaxa Shaqada iyo Shaqaalaha Shabakadda Wararka Kulmiye Sharmaake Abuukar Aamiin.
Halkaan Hoose ka Daawo Sawiradda Xaflada loo Qabtay Ardayda