Quantcast
Channel: RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia » Keydka Sawirada
Browsing all 361 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada soo dhaweynta M/weyne Xasan Sheikh & Wasiirada Arr Dibadda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RW ku xigeenka oo maanta furay shir lagu qiimaynayey mashaariicda New Deal,...

Muqdisho, 07, May, 2015……Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib, ayaa maanta furay shirka billaha ah ee looga hadlo  hanaanka New Deal, waxaana...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha wasiirada oo ansixiyey gudiyada doorashooyinka, garsoorka, iyo Gudiga...

Muqdisho….Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya oo maanta yeeshay  kulankoodii caadiga ahaa ayaa waxaa shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha oo taliyeyaasha cusub ee Asluubta iyo Booliska kula dardaarmey...

Muqdisho, Sabti 09 May 2015 : Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa hortiisa lagu dhaariyey taliyeyaasha cusub ee Ciidammada Asluubta iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada Amniga oo soo furtay Gabar jirta 14-bilood oo la Afduubtay{DHAGEYSO...

Muqdisho–KNN– Ciidamada Amaanka Soomaaliya oo iskugu jira Boolis iyo Nabad Sugida ayaa ku guuleestay in ay Gacanta ku soo dhigaan oo ay soo badbaadiyaan Gabar jirta 14-Bilood oo Koox Burcad ah ay ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gabar Jirta 14-Bilood oo Dalka wax looga qaban waayay oo Gargaar Caafimaad...

Muqdisho–KNN–Najmo C/llahi Cali waa Gabar yar oo jirta Sanada iyo laba bil taasi oo la sheegay in uu furan yahay wadnaheeda islamarkaana dalka aan waxba looga qaban karin. Maryan Sheekh Axmed waa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Banaanbaxyo ka socda Hargeysa iyo Berbera”Sawiro”

Hargeysa–KNN– Wararka laga helayo Magaalada Hargeeysa ee Gobolka Waqooyi Galbeed Soomaaliya iyo Magaalada Xeebta ee Berbera ayaa sheegaya in uu halkaasi kasoconayo Banaanbaxyo xoogan oo looga soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliyaha Asluubta oo la Kulmay Saraakiisha Ciidamada Asluubta”Sawiro”

Muqdisho–KNN– Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed General Bashiir Maxamed Jaamac Bashiir Goobe ayaa Kulankii ugu horeeyay la yeeshay Saraakiisha iyo Ciidamada Asluubta,waxaana Kulankaasi uu ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharax Maxamed Cilmi Afrax oo Cadaado lagu soo dhaweeyay”Sawiro”

Cadaado–KNN–Waxaa Maanta Magaalada Cadaado siweyn loogu soo dhaweeyey Musharaxa u taagan Xilka Madaweyne ee Gobolada dhexe kaas oo lagu magacaabo Maxamed Cilmi Afrax isaga oo kamid noqdey Musharixiin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha oo Muqdisho ka furey xarun casri ah oo lagu tababarayo...

Muqdisho, 12 May 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qaranka, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furey xarun...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka Gobolka Banaadir oo balan qaad u sameeyay Isbitaalka Guud ee...

Cadaado–KNN–Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee dhanka Siyaasada Maxamed Axmed Diiriye oo hawlo shaqo u jooga Degmada Cadaado ayaa Maanta booqday meelo badan oo kamid ah degmada sida Isbitaalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha oo Munaasabadda 15 May awgeed socod ku marey waddooyinka...

Muqdisho, 15 May 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u direy shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, sannadguuradii 72-aad ee ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wadayaasha Mooto Bajaajka oo Muqdisho ku Banaanbaxay” DHAGEYSO+Sawiro”

Muqdisho–KNN– Dibadbax Xoogan oo ay dhigeen Wadayaasha Mootooyinka Saddex Lugaleeyda ah  ee Bajaajka loo yaqaano ayaa maanta ka dhacay Barxada Iskaashatooyinka Ee Degmada Xamar-weyne Magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dib u dayactir lagu sameynayo Kaniisadii Degmada Xamar-weyne”Sawiro”

Muqdisho–KNN-- Waxaa Dib u dayactir lagu bilaabay Kanisadii Dowladda Talyaaniga ay ku lahayd Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Xamar-weyne ,taas oo in Mudo ah Burbursaneyd. Dhismaha ayaa laga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’adda SWDC oo Xaruunteeda Muqdisho ku qabatay Kulan lagu baranayo ka...

Kulankaan oo lagu magac daray Wax Kudarista siyaabaha looga hortagayo Xadgudbka  lidka ku   ah Jinsiga, oo ay soo qaban  qaabisay Hay’adda SWDC oo kaashanaysay AUC,ayaa Waxaa ka soo qayb galay 30 qof...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddiga Badbaadinta Qaxootiga ee Yemen oo Xalay Lacago Aruurin...

Guddiga badbaadinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen ayaa waxa ay  Xalay si toos ah shacabka Soomaaliyeed ugala hadlayaan Radio Mqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed,  kaasi oo ku saabsan sidii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beelo lagu heshiisiiyay Gobolka Galgaduud”Sawiro”

Waxaa Shalay Deegaanka Dhabad oo 40 KM dhanka Waqooyi Galbeed kaga beegan Cadaado ka dhacay Kulan dib u heshiisiin ah oo beelo isku Hor fariisteen markii u horeesey 34 Sano oo Colaad ba ani dhex taalay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddiga Badbaadinta iyo Samatabixinta oo Radio Kulmiye kala hadlaya Shacabka...

Muqdisho–KNN-- Idaacada Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa hada waxaa si toos ah uga soconaya Barnaamij gar ah oo loogu Gurmanayo Qaxootiga Soomaaliyeed ee ka soo cararaya Dalka Yemen,waxaana Bulshada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha,RW iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wasiirka Arrimaha...

Mogadishu, Talaado, May 22, 2015 –  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Hassan Sheikh Mohamed oo ay wehlinayeen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wasiirada & Xildhibaanada Jubbaland oo ku Hanjabay in ay Joojinayaan...

Kismaayo–KNN-- Kulan Deg Deg ah oo Magaalada Kismaayo ay ku yeesheen Golaha Wasiirada iyo Xildhibaanada Jubbaland ayey uga hadleen Mooshinka maanta horyaala Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee looga...

View Article
Browsing all 361 articles
Browse latest View live