Quantcast
Channel: RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia » Keydka Sawirada
Viewing all articles
Browse latest Browse all 361

Gudoomiyaha G/Banaadir oo xarigga ka jaray Iskuulka Maxamud Mirre”Sawiro”

$
0
0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane, Xasan Maxamed
Xuseen “Muungaab” ayaa maanta xarigga ka jaray Iskuulka H/Dhexe
Maxamuud Miire ee Degmada Waabari isagoona sidoo kale booqday Dugsiga
tababarka farsamadda gacanta iyo farshaxan kaasi oo lagu tababaro
dadweynaha Degmada waabaari ee gobolka banaadir.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo ay wehliyeen masuuliiyin ka tirsan
Maamulka Gobolka iyo kan Degmada ayaa kormeerka iyo booqashadda kadib
qalab xafiiseed gudoonsiiyay taliyaha Saldhigga degmada Waabari.

Waxaana Gudoomiyaha uu Maamulka Degmada ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan Amaanka si loo Xaqiijiyo Amniga Nabadana looga qeyb qaato.

10468126_1545863745643386_4951867699596752697_o 10494443_1545862778976816_1766700669839211650_o (1) 10499619_1545863898976704_8922635271268082903_o 10669184_1545864042310023_7680552099358049624_o 10687488_1545864375643323_3924165202003030574_o


Viewing all articles
Browse latest Browse all 361