Quantcast
Channel: RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia » Keydka Sawirada
Browsing all 361 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Ciidamada XDS oo Biyo gaarsiiyay Dad danyar ah oo ku sugan Jalalaqsi

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Howlgalka Badweynta Hindia oo Muqdisho lagu taageeray”Sawiro”

Muqdisho–KNN– Dibadbax lagu taageerayo Howlaglka Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ka wadaan Gudaha dalka Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawiro:Golaha Wasiirada oo xilkii ka qaaday Sanbaloolshe

Muqdisho, September 07, 2014—Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shir aan caadi ahayn oo shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Baydhabo Ku Qaabilay Nicolos Key “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo maalmahan wafdi uu hogaaminayo ay ku sugnaayeen gobolka Baay ayaa maanta magaalada Baydhabo ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaalada Abaaraha Somalia oo laga Shiray”Sawiro”

Kulan uu soo qaban qaabiyay xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka beni’aadanimada loogana hadlayay xaaladda abaareed ee ka jirta qaar ka mid ah gobolada dalka ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka haweenka Soomaaliya oo kulan la qaadatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee...

Wasiirka haweenka iyo xuquuqda aadanaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa shalay gelinkii dambe magaalada Nairobi kulan kula qaadatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nin Turki ah watayna Baasaboor Diblomaasi Soomaali ah kana ganacsada...

Dowladda Bulgaria ayaa  gacanta ku dhigtay bishan September 01, nin ka ganacsada Daroogada, una dhashay dalka Turkiga, kaasoo watay Baasaboor Diblomaasi Soomaali ah iyo warqad magacaabid ah oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Amaanka oo DFS uga Digay Askareynta Caruurta”Sawiro”

New York, September 11 , 2014- Xubnaha Golaha ammaanka ee Qaramada midoobay ayaa kulan isugu yimid September 8,2014, waxaana kulankan   looga dooday difaaca xaquuqda caruurta, gaar ahaana ka hortaga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Baydhabo Kaga Dhawaaqay Shir Dib U Heshiisiineed...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo maanta magaalada Baydhabo kulan kula qaatay boqolaal dadweyne ah oo ka kala socday xaafadaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ku baaqay in la Gargaaro dadka ku Nool...

Baledweyne–KNN–Guddoomiyaha gobolka Hiiraan, mudane Cabdifitaax Xassan Afrax oo maanta dib ugu laabtay magaalada Beledweyne ayaa  kulan la qaatay odayaasha dhaqanka, waxgaradka, ururrada dhalinyarrada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukuumadda oo qabaneysa Shirweyne ku saabsan dhaqanka “SAWIRRO”

Muqdisho, September 13, 2014—Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muungaab oo Muqdisho dib ugu soo laabtay”Sawiro”

Muqdisho, September 14, 2014- Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa caasimadda Muqdisho mudane, xasan Maxamed xuseen ‘’Muungaab’’ayaa dalka dib ugu soo laabtay maanta kadib safar shaqo oo uu dalka...

View Article

Dhiishii Dhaqanka noo aheyd Waqtigaa ka dabayimid{DHAGEYSO Warbixin}

Muqdisho–KNN– Soomaaliya marka laga eego Hidaha iyo Dhaqanka ay leedahay waxaa ka mid ah Waxyaabaha ay u Isticmaalaan Keeydinta Caanaha sida,Dhiisha oo kamid ah Astaanta Dadka Reer Guuraaga ah ay ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiye Jawaari oo Baydhabo ka Furay Shirka Dib u heshiisiinta Koofur...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta si rasmi ah uga furay magaalada Baydhabo shir weynaha dib u heshiisiinta shacabka ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

R/wasaare C/wali oo ka qeyb galay Shirka Dib u heshiisiinta Baydhabo”Sawiro”

Baydhabo, September 14, 2014—Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Britain lagu soo dhaweeyay”Sawiro”

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin Wasiirka Gaashaandhigga, Wasiirka Warfaafinta, Taliyaha Ciidanka Xooga Soomaaliyeed iyo xubno...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiye Jawaari oo Baydhabo kula kulmay Saraakiisha Ciidamada XDS”Sawiro”

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta magaalada Baydhabo kulan kula qaatay saraakiisha Ciidammada Xoogga Dalka ee ka howlgala...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Dadka tabashada qaba waa in la soo dhaweeyo...

Kismaayo 16 september 2014-Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay shirweynaha dib u heshiisiinta gobollada Jubbooyinka ee magaalada Kismaayo....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee...

Warsxaafadeed ….17,09,2014 … Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda iyo Mudanayaal ka tirsan Soomaaliya  Soomaaliya Baarlamaan ayaa xalay ka qaybgalay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha G/Banaadir oo xarigga ka jaray Iskuulka Maxamud Mirre”Sawiro”

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane, Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” ayaa maanta xarigga ka jaray Iskuulka H/Dhexe Maxamuud Miire ee Degmada Waabari isagoona sidoo kale booqday...

View Article
Browsing all 361 articles
Browse latest View live